Headline
Mu´tamarkii 19aad Ee Xagaaga Scandinevianka oo ka dhici doono Gothenburg 30 jun ilaa 3 jul2011
Stockholm:9jun2011 Ogaysiis dhamaan walaada sommaaliyeed oo ku nool Scandinevianka waxaa la ogaysiinayaa in wakhtigii Mu!tamarka xagaaga sanadkii 19aad oo lagu qaban doono wadanka sweden gaar ahaan Gothenburg oo ku beegan 30jun2011 ilaa 3 jul hamaagan hana kamaqnaan khayrkaas, waxii faah faaahin oo intaa dheer waxaa kala xiriirtaa Stockholm kalaxiriir Ismaciil Saciid 0737877136 Mukhtar Carab 0736768051 Örebro kalaxiriir Shekh cabdulqadir Salad 0762117695 Permanent link to this post (62 words, 1 image, estimated 15 secs reading time) … Read entire article »
Featured
Mu´tamarkii 19aad Ee Xagaaga Scandinevianka oo ka dhici doono Gothenburg 30 jun ilaa 3 jul2011
Stockholm:9jun2011 Ogaysiis dhamaan walaada sommaaliyeed oo ku nool Scandinevianka waxaa la ogaysiinayaa in wakhtigii Mu!tamarka xagaaga … Read more »
Ra’iisul wasaare Sharma’arke oo Nairobi u tagay dadajinta ciidan hor leh la keenayo.Somaliya
Nairobi:6 aug 2010 Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG ayaa Maanta gaaray Magaalada Nairobi isagoo halkaasi kula kulmaya masuuliyiin … Read more »
Midowga Yurub oo sheegay in Ciidanka Spain ay sii daayeen Burcad Badeed.Somalli ah
Boosaaso:6 aug 2010 Ciidamada Midowga Yurub ayaa sheegay in ciidamada badda ee dalka Spain ay sii daayeen … Read more »
Popular
Taliyihii qeybta Booliska Maamulka Puntland ee gobolka Mudug oo is Casilay.
Gaalkacyo:11 aug 2010 (WMO) Waxaa xilkiisii isaga tagay oo iska casiley Taliyihii qeybta Booliska Maamulka Puntland ee … Read more »
Dagaalo u dhaxeeyay Puntland iyo Ciidamada Atam oo ka bilowday buurta Galgala.
Boosaaso: 8aug 2010(WMO) Waxaa saakay buurta Tuulada Galgala ee gobolka Bari dib uga qarxay dagaal culus oo … Read more »
Ra’iisul wasaare Sharma’arke oo Nairobi u tagay dadajinta ciidan hor leh la keenayo.Somaliya
Nairobi:6 aug 2010 Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG ayaa Maanta gaaray Magaalada Nairobi isagoo halkaasi kula kulmaya masuuliyiin … Read more »
Latest
Dagaalkii Ogaadeenya
Dagaalkii Ogaadeenya Casharkii XVIII-aad Waxaa jirey hakadyo mudan in la xuso, kuwaas oo ku lamaanaa abuurkii jabhadda. Hakadyadaas waxay goor danbe sabab u noqdeen umuuro siyaasadeed oo aanan la mahadin. Midda ugu weyn waxay ahayd, beelaha ku dhaqan degaamada loo hayaamayey oo ahaa beelo ay ka taliyaan odeyaal-dhaqameed aanan wax xiriir ah la lahayn siyaasaddii lagu midabeeyey jabhadda. Maamulkii Kacaanka waa ay u muuqatey in eeyan sahlaneyn in golahan uu si fudud u helo kalsoonida odeyaashaas iyo dad-weynaha degaanka. Sidaa darteed, taliskii Kacaanka iyo xubnihii fariistey waxay is tusiyeen in fikradda lagu dagaal gelayo ay ahaato mid diineed, dagaalkana loo yeelo weji ah gaalo iyo islaan diriraya. Siyaasadda dalka lagu hagayay xilligaas, waxay ahayd … Read entire article »
HALGANKII YAASIIN CISMAAN EE FARTII CISMAANIYADA
WQ: Dr saadiq Eenoow Sanadkii 1920-kii ayuu Cismaan Yuusuf Keenadiid ku guuleystey in uu allifo xuruuf loo adeegsado qoraalka af-soomaaliga.Xuruuftaasi waa midda keliya ee taariikhda lagu hayo oo nin Soomaali ah uu leeyahay. Hortiis waxaa af-soomaaliga qori jirey, dadkana bari jirey Shiikh Yuusuf Al-kowneyn, Xaaji Cali Majeerteen iyo Shiikh Awees. Saddexdaas ninba wexey qoraalkooda u adeegsanayeen xuruufta carabiga. Waxaa in laxuso mudan xilliga uu Cismaan Yuusuf fartaas qorayey oo ahaa xilli aanan u sahlaneyn nin dhallinyaro ah oo soomaali ah in uu fikradda noocaas ah intuu helo. Haddii uu fikraddii heleyna, in dadaal intaas le´eg uu ku bixiyo si uu dadkiisa ugu helo xuruuf ey afkooda ku qortaan. Fartaasi waa xuruufta loo yaqaan Cismaaniya, waxaana loogu magac … Read entire article »
Onkod, Hillaac iyo Biriq
Dr sadiq: Aadamigu, taariikh hore ayuu bilaabay in uu xiiseeyo muuqaalada qurxoon oo ay dabiicaddu soo bandhigto, gaar ahaan kuwooda qallafsan ee layaabka leh. Onkodka, Hillaaca iyo Biriqda oo kamid ah muuqaaladaas ayaa waxay yihiin fal-gallo dusheena ka dhaca ee inoo tebinaya cashar soo noq-noqasho badan ee muddo uu aadamigu ku wareersanaa macnahooda. Ilbaxnimooyinkii hore, gaar ahaan kuwooda uu ku badnaa ictiqaadka khuraafiga ah ayaa waxay dadaal u galeen in ay ogaadaan sirta ku dheehan muuqaaladaan. Dadkaasi waxay reebeen raadad tilmaamaya sida ay dadkoodii isugu taxalujiyeen in ay wax ka sheegaan dhacdooyinkaas cajiibka ah ee dusheena ka muuqda. Dhawaaqa culus ee argagaxa leh ee uu Onkodku leeyahay, waa arin ku mataanan danabyada Hillaaca ee kaaha xoogan … Read entire article »
Macallinkii I-aad
Dr sadiq: Tukuhu (The Crow) waa xayawaankaas madow oo kamid ah haadda buubta ee marka uu dhawaaqo aanu maqalno codkiisa qallafsan. Nolosha aadamiga oo bilow ah ayaa Eebe inoo adeejiyay Tukaha si uu u buuxiyo kaalin macallinimo tii ugu horeysay. Markaasi waxay ahayd markii ay ilmo Aadam is laayeen oo Qaabiil uu gardarro ku dilay walaalkiis Haabiil. Nolosha oo cusbeyd iyo khibrad yaraan awgeed ayuu wiilka wax dilay u haleeli waayay qaab uu ku asturo meydka walaalkiis. Naxariista Eebe iyo fadligiisa ayaa ahaatay in loo adeejiyo macallin ka khibrad roon ee bara cashar kamid ah kuwii ugu milgaha cuslaa oo aadamigu uu helay xilligaas qallafsan. Aayadda 31-aad, suuradda Al-Maa'ida ayuu Eebe, si kooban, inoogu soo tebinayaa … Read entire article »
Dhaqaalaha Aduunka : Saadiq Enow
Qore : Dr Saaadiq Enow. " Deyrtii 2000, howl-gab ayaa ku yimid shirkadda Greenspans IT. Taasi waxay ahayd mid ka dhalatey macaamilkii dhaqaale ee kharibnaa ee jiray sanadihii 90-aadka. Dhacdadaasi waxay sababtey laba arimood. Marxalad ah in uu si kedis ah u hakado xowligii uu ku socdey maamulkii G.W. Bush muddadii u dhexeysey 2001-2005. Iyo guud ahaan fadhiid ku yimaada guud ahaan hannaankii macaamil-cumladeedka dhaqaale ee dunida. Fadhiidkaasi maahan mid ay suuragal tahay in uu dhaco am la sugayo in uu dhowaan dhaco. Balse waa hore ayuu dhacay oo waanu ku guda jirnaa " (Earth's Next Fifty Years. By. Lyndon H. Larouche. 2005. p. VII). Hadalkaas waxaa qorey dhaqaalyahan Mareekan ah oo magaciisa la yiraahdo Lyndon H. … Read entire article »
GOORTII DHULKAYAGII LA QAYBSADAY
Casharkii XXI-aad(Dr Sadiq Enow) Marka ay xoogagga gumaystayaasha ah inooga imanayee dhulka xeebaha ah, dadkayagii Soomaaliyeed ee ku noolaa gudaha, badankood waxay ahaayeen reer-guuraa xoolo-dhaqato ah. Halgankii ay kula tacaalayeen xaaladihii qallafsanaa ee noloshooda iyo colaadihii badnaa ee dhexdooda yiil ka sokow, waxaa jira weji qurux badan oo buuxinaya dadnimadii iyo garaadkii korranaa oo ay dadkayagu lahaayeen. Wejigaasi waa dhaqamadii ay haysteen iyo caadooyinkii uu gumaystaha ugu yimid, kuwaas oo ay kaga tallaabi jireen caqabadaha la soo dersa. Dhaqamadaas oo la oran karo waa kuwo salka ku haya caqiidada ay aamin-sanaayeen ee Islaamka ah, ayaa waxaa amaanay raggii u adeegayay gumaystayaasha ee Soomaalida wax ka qoray. Haddaba intaynaan u gudbin bilowgii hooshka ku dhacay dadkeenii, waxaanu … Read entire article »
DAGAALKA DAHSOON EE SOOMAALIYA
WQ: Dr saadiq Eenoow Dhacdooyinka qallafsan ee ka imanaya Geeska Afrika, waa kuwo caadad ka baxsan. Goor 16 sano laga joogo ayaa dowladdii Soomaaliyeed waxaa ku yimid bur-bur. Soomaalidu dhamaantood waa ay ka wada qeyb-qaateen bur-burka nadaamkii u dhisnaa. Islamarkaa ma jirin nadaam ay horey u diyaarsdaeen, kaas oo ay ugu talagaleen in uu beddel u noqodo. Waxay noqdeen sidii nin dumiyay aqalkii uu ku noolaa, iyada oo uusan dibadda u saarin xaaskii iyo caruurtii. Waxaa halkaa ka dhashey natiijooyin aanan la mahadin. Marka laga reebo dadka u heelanaa howlaha lagu bur-buriyay Soomaaliya, qof kasta oo kale waa uu la fajacayaa waxa ka dhacaya Geeska Afrika. Sikastaba ha loo fasirtee, meesha ay riwaayaddu ka dheceyso waa dhul … Read entire article »
Shil gaari oo ay ku dhaawacxmeen ku dhawaad 20 qof oo ka dhacay Kismaayo
Kismaayo:14 aug 2010(WMO) Shil gaari oo sababay dhaawaca ku dhawaad 20 ruux ayaa maanta waxaa uu ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada kismaayo ee Xarunta gobolka j/hoose iyadoo shilkaasina uu ka hadlay Maamulka Al Shabaab ee Kismaayo. Shilkaani gaari oo gaystay qasaaraha badan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen labo gaari oo PL-ah kaasi oo ka dahcay gudaha magaalad Kismaayo … Read entire article »
Dowladda KMG oo Al.Shabaab ku eedeysay inay hortaagantahay gargaarka Shacabka.
Muqdisho:12 aug 2010(WMO) Dowladda KMG Soomaaliya ayaa ku eedeysay xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda gaar ahaan Al Shabaab inay dhibaateeyaan hay’adaha samafalka ee gar gaarka gaarsiinaya qoysaska barakacayaasha ah ee isaga cararay dagaalada Muqdisho. Ku simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Wasiirka gaadiidka iyo dekadaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Aadan Max’ed Nuur madoobe oo maanta saxaafada kula Hadley qeybo ka mid ah … Read entire article »


