Warakii ugu danbeeyay dagaalka ka socday galgala iyo Puntland oo sheegatay guulo ineey ka gaartay
August 8th, 2010 | Add a Comment
Boosaaso:8 aug 2010 (WMO) Faah faahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa dagaalo geystay qasaare isugu jira dhimasho dhaawac kuwaasi oo maanta ka dhacay Tuulada Galgala ee gobolka Bari iyadoo maamulka Puntland uu guulo ka sheegtay dagaaladaasi. Dagaaladaan oo bilaawday waabarigii horay ee saaka ayaa waxaa ay ka qarxeen nawaaxiga togga loo yaqaan Sugurre oo mudooyinkii u danbeeyay ay ku sugnaayeen ciidamo daacad u ah Maxamed Saciid Atam, kawaasi oo dagaal kula jira ciidamad Puntland. Dagaalka ayaa … Read entire article »
WaamOnline TV FROM Västros (Swe)iyo Sh Mxamed idiris
Somali Links
Waamonline.com kala soo xiriir
webmaster@waamonline.com


