WaamOnline » featured

Mu´tamarkii 19aad Ee Xagaaga Scandinevianka oo ka dhici doono Gothenburg 30 jun ilaa 3 jul2011

Mu´tamarkii 19aad Ee Xagaaga Scandinevianka oo ka dhici doono Gothenburg 30 jun ilaa 3 jul2011

Stockholm:9jun2011 Ogaysiis dhamaan walaada sommaaliyeed oo ku nool Scandinevianka waxaa la ogaysiinayaa in wakhtigii Mu!tamarka xagaaga sanadkii 19aad oo lagu qaban doono wadanka sweden gaar ahaan Gothenburg oo ku beegan 30jun2011 ilaa 3 jul hamaagan hana kamaqnaan khayrkaas, waxii faah faaahin oo intaa dheer waxaa kala xiriirtaa Stockholm kalaxiriir Ismaciil Saciid 0737877136 Mukhtar Carab 0736768051 Örebro kalaxiriir Shekh cabdulqadir Salad 0762117695 Permanent link to this post (62 words, 1 image, estimated 15 secs reading time) … Read entire article »

Filed under: Wararka, featured

Ra’iisul wasaare Sharma’arke oo Nairobi u tagay dadajinta ciidan hor leh la keenayo.Somaliya

Ra’iisul wasaare Sharma’arke oo Nairobi u tagay dadajinta ciidan hor leh la  keenayo.Somaliya

Nairobi:6 aug 2010  Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG ayaa Maanta gaaray Magaalada Nairobi isagoo halkaasi kula kulmaya masuuliyiin ka socota Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika kuwaasi oo uu kala hadlay sidii loo soo dadajin lahaa ciidamada Cusub ee loo soo dirayo Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya oo maanta gaaray Magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya islamarkaana ay amaankiisa si weyn u sugayeen saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa markii uu ka dagay garoonka diyaaradaha ee Nairobi … Read entire article »

Filed under: Wararka, featured

Midowga Yurub oo sheegay in Ciidanka Spain ay sii daayeen Burcad Badeed.Somalli ah

Midowga Yurub oo sheegay in Ciidanka Spain ay sii daayeen Burcad Badeed.Somalli ah

 Boosaaso:6 aug 2010  Ciidamada Midowga Yurub ayaa sheegay in ciidamada badda ee dalka Spain ay sii daayeen ku dhawaad 10 ruux oo burcad badeed Soomaali ah kuwaasi oo dhawaan lagu qabtay gacanka cadmeed. War qoraal ah oo maanta ka soo baxay Ciidamada Midowga Yurub ee howlgalada la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida ka wada Xeebaha Soomaaliya iyo meelaha kale ee ku dhow dhow ayaa lagu sheegay in Ciidamada badda ee Dalka Spian ay sii daayeen burcad badeed … Read entire article »

Filed under: Uncategorized, Wararka, featured

Banaanbax lagaga soo horjeedo qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo ka socda degmada Xamar weyne

Muqdisho: 5aug 2010 Waxaa ka dhacay degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho banaanbax ay soo abaabuleen Madax ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir banaanbaxaan ayaa waxaa looga soo horjeeday qaraxii shalay lala beegsaday haween ka shaqaynayan nadaafada jidka Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere. Banaanbaxaan ayaa waxaa ka soo qayb galay haween fara badan waxa ay ku canbaareeyeen qaraxii shalay oo geystay khasaaro iskugu jirta dhimasho iyo dhaawac. This is a preview of Banaanbax lagaga soo horjeedo qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo ka socda degmada Xamar weyne. Read the full post (173 words, estimated 42 secs reading time) … Read entire article »

Filed under: Wararka, featured

Dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay in Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee ka howlgala goobaha ay maamusho ay ula dhaqanto si cadownimo leh

Dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay in Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee ka howlgala goobaha ay maamusho ay ula dhaqanto si cadownimo leh

Hay’adda CPJ ee difaacda Suxufiyiinta Dunida ayaa ku eedeysay Dowladda Soomaailya inay dhibaatooyin kala duwan ku hayso suxufiyiinta madaxabaan ee ka howlgala goobaha ay gacanta ku hayso. Warbixin ay soo saartay haya’dda Difaaca Xuquuqda Suxufiyiinta Caalamka (CPJ) ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay weerartay wariyaha Wargeyska New York Times ee Muqdisho, sidoo kalena ay xirtay wariyeyaal kale iyagoo ku gudo jira howlahooda saxaafadeed. “Ciidamada Dowladdu waxay Khamiistii xabsiga dhigeen Wariye Mustafa Xaaji Cabinuur oo ka tirsan … Read entire article »

Filed under: Wararka, featured