WaamOnline » Wararka » Dagaalo u dhaxeeyay Puntland iyo Ciidamada Atam oo ka bilowday buurta Galgala.

Dagaalo u dhaxeeyay Puntland iyo Ciidamada Atam oo ka bilowday buurta Galgala.

Boosaaso: 8aug 2010(WMO)  

 Waxaa saakay buurta Tuulada Galgala ee gobolka Bari dib uga qarxay dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Maamul goboleedka Puntland iyo kuwa uu hogaaminayo Max’ed Saciid Atam  iyadoo dagaalku uu ilaa iyo hadda socdo.

Wararka laga helayo Tuulada Galgala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in saakay halkaasi uu dib uga qarxay Dagaal culus kadib markii Ciidamada Maamul goboleedka Puntland ay weerar ku qaadeen fariisimo halkaasi ay ku lahaayeen dagaalanyahanada uu hogaamiyo wadaadka lagu magacaabo Max’ed saciid Atam.

Dagaalka ayaa waxaa la isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan waxaana dhawaqa rasaasta cul culus ee la is weydaarsanayo laga maqlayaa qeybo ka mid ah goobaha ku dhow dhow Tuulada Galgala.

Dagaalka oo aan la ogeyn qasaaraha uu geystay ayaa ka soo cusboonaaday Tuuladaasi saakay aroor hore, waxaana uu yimid maalin kadib markii Madaxweynaha Maamulka Puntland uu ku hanjabay in uu dagaal ku qaadayo Max’ed Saciid Atam iyo Ciidamadiisa.

Dagalka ayaa waxaa uu ku soo aadayaa xili la sheegay in maalmo ka hor dowladda kMG Soomaaliya ay Maamulka Puntland u dirtay Saanad Militari oo lagu sheegay in lagu xoojinayo dagaalka Maamulkaasi Puntland uu kula jiro Ciidamada uu hogaamiyo Atam ee ku sugan qaar ka mid ah buuraha gobolka Bari.

Waamo Online
Boosaaso

Filed under: Wararka

7 Responses to "Dagaalo u dhaxeeyay Puntland iyo Ciidamada Atam oo ka bilowday buurta Galgala."

  1. Greetings, You write some great blogs. I examine back right here often to discover should you have kept as much as date. I notion you are able to want to know, once I click your RSS feed it re-directs me to one more website.

  2. Dear admin, thnx for sharing this blog post. I found it wonderful. Most effective regards, Victoria…

  3. Hey guys i wish to share with you a way i make $500 every day and i only spend 5 minuites doing it a day! I strongly suggest you check their site out as there is a brilliant video that explains everything you have to know. Check them out at DOMINATE MOBILE MARKETING

  4. cheap mls says:

    I had difficulty looking at this in Firefox but it works fine in IE. Anway, the content is good. I am very happy to have come across this.

  5. Tired of obtaining low amounts of useless traffic to your site? Well i want to tell you about a brand new underground tactic which makes myself $900 every day on 100% AUTOPILOT. I possibly could be here all day and going into detail but why dont you simply check their site out? There is really a great video that explains everything. So if your seriously interested in producing effortless money this is the website for you. Auto Traffic Avalanche

  6. Tasia Egli says:

    Why have you removed my post? It was very useful information and i assure atleast one person found it helpful unlike the rest of the comments on this web site. I’ll post it again. Fed up with getting low amounts of useless traffic to your site? Well i wish to let you know about a brand new underground tactic that makes myself $900 on a daily basis on 100% AUTOPILOT. I possibly could be here all day and going into detail but why dont you merely check their site out? There is really a great video that explains everything. So if your seriously interested in producing simple hard cash this is the site for you. Auto Traffic Avalanche

  7. Tired of obtaining low amounts of useless traffic for your website? Well i want to let you know about a brand new underground tactic that produces me personally $900 per day on 100% AUTOPILOT. I really could be here all day and going into detail but why dont you merely check their site out? There is a great video that explains everything. So if your seriously interested in making simple money this is the website for you. Auto Traffic Avalanche

Leave a Reply