WaamOnline » Wararka, featured » Ra’iisul wasaare Sharma’arke oo Nairobi u tagay dadajinta ciidan hor leh la keenayo.Somaliya

Ra’iisul wasaare Sharma’arke oo Nairobi u tagay dadajinta ciidan hor leh la keenayo.Somaliya

Nairobi:6 aug 2010 

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG ayaa Maanta gaaray Magaalada Nairobi isagoo halkaasi kula kulmaya masuuliyiin ka socota Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika kuwaasi oo uu kala hadlay sidii loo soo dadajin lahaa ciidamada Cusub ee loo soo dirayo Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya oo maanta gaaray Magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya islamarkaana ay amaankiisa si weyn u sugayeen saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa markii uu ka dagay garoonka diyaaradaha ee Nairobi waxaa uu halkaasi kula hadlay saxaafada isagoo ka hadlay waxyaabaha uu ku qotomo socdaalka uu ku tagay dalkaasi Kenya.

Mr Sharma’arke ayaa sheegay in Nairobi uu kulamo kula qaadan doono Nairobi masuuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay  iyo Dowlaha Afrkaanka ah kuwaasi oo uu kala hadlayo sidii loo soo dhameystiri lahaa Ciidamada Midowga afrika ee loo balan qaaday Soomaaliya iyo qaabkii loo soo dadajin lahaa ciidamadii dhawaan loogu balan qaaday shirkii ku soo gaba gaboobay Magaalada Kampala ee Xarunta wadanka Uganda.

Suxufiyiinta ka qeyb gashay shirka Jaraa’id ayaa Ra’iisul wasaaraha weydiiyay sababta ay xukuumadu uga meer meereysay inay hortagto fadhiyada Barlamanka, waxaana uu sheegay Ra’iisul wasaare Sharma’arke in golaha wasiirada xili walba ay diyaar u yihiin in lala xisaabto islamarkana su’aalo laga weydiiyay Xukuumada waxqabadkeeda ku aadan 10-kii bilood ee ay jirtay.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale waxaa uu ka hadlay qaabka dowladda KMG Soomaaliya ay u wajhi karto qabsashada deegaanada ay gacanta ku hayaan xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda, waxaana uu sheegay in taasi ay imaan karto marka Ciidamada Midowga Afrika la soo dhameystiro islamarkaana tababar buuxa la siiyo ciidamada Soomaaliya.

 

Waamo Online
Nbi Kenya

Filed under: Wararka, featured

7 Responses to "Ra’iisul wasaare Sharma’arke oo Nairobi u tagay dadajinta ciidan hor leh la keenayo.Somaliya"

  1. The old link dont work, ill repost what i posted earlier… Hey, long story short. A couple weeks ago i saw a comment just like this one promoting a item called Mobile Monopoly. I decided to visit the site and check the product out, i was amazed with it and signed up right away. So far i have made $2,512 in 3 weeks. I suggest you all check their website out, what have you got to lose? I GUARANTEE you will register with them once you watch their video… The technique is just amazing for generating money online and also the potential money you could make from it is near infinite. Definitely worth researching… Mobile Monopoly

  2. Hiya guys, I have a fantastic way to make loads of money online blogging. I expect this is most likely for the website admin but there are probably alot more bloggers reading this. I have already made thousands using the techniques explained in the product and it has only been 2 months. Auto Blog System X – Blog to the bank

  3. Sick and tired of getting low amounts of useless visitors to your site? Well i wish to tell you about a brand new underground tactic that produces myself $900 per day on 100% AUTOPILOT. I could be here all day and going into detail but why dont you merely check their website out? There is a great video that explains everything. So if your seriously interested in producing hassle-free cash this is the website for you. Auto Traffic Avalanche

  4. great resources here. I’ll be back for the next your posting. keep writing and happy blogging.

  5. Thanks so much for this downright article;this is the stuff that keeps me going through out my day. I have been searching around for your site after asked to visit them from a colleague and was pleased when I was able to find it after searching for some time. Being a demanding blogger, I’m blessed to see others taking initivative and contributing to the community. I would like to comment to show my appreciation for your website as it is very energizing, and many writers do not get acceptance they deserve. I am sure I’ll drop by again and will recommend to my friends.

  6. Fed up with obtaining low numbers of useless visitors for your site? Well i wish to inform you of a fresh underground tactic that produces myself $900 each day on 100% AUTOPILOT. I really could be here all day and going into detail but why dont you just check their website out? There is really a excellent video that explains everything. So if your serious about producing simple cash this is the website for you. Auto Traffic Avalanche

  7. I can never imagine something like this as I never heard of it. People always say it’s important of your laptop cleaning.

Leave a Reply